BREAKING NEWS

Nin Rasaas Isla Dhacay Albaabka Hore Ee Aqalka Cad ee Maraykanka

Sida Warbaahinta u xaqiijiyeen Sirdoonka dalka Maraykanka nin ayaa u soo dhowaaday darbiga Aqalka Cad gaar ahaan wadada Pennsylvania kahor duhurnimadii maanta xilliga Washington waxana uu ninkan soo baxsaday qori isagoo madaxa isaga dhuftay dhowr xabadood.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top