BREAKING NEWS

Maamulka Koonfur Galbeed”Hadalkii uu noogu gefay Mahad Cawad waa loo soo yeedhiyay{Dhagayso}

Maamulka Koonfur Galbeed, ayaa si adag uga jawaabay hadal ka soo yeeray Gudoomiye Kuxigeenka 2aad ee Baarlamaanka Somaliya, Mahad Cabdalla Cawad.

HALKAN KA DHAGAYSO

Gudoomiye Kuxigeenka, ayaa sheegay in ay ergo soo dooratay Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, Shariif Xasan Sheekh Aadan, isla-markaana la dedejiyay doorashada, sababo ku aadan iyadoo ay soo dhaweyd ciidda Masiixiga.

Wasiirka Dastuurka Koonfur Galbeed, C/laahi Sheekh Xasan ayaa sheegay in gudoomiyaha uu kala garan waayay masuuliyada uu haayo iyo waxa uu ka hadli karo,wliba xataa uusan ka mid aheyn dadka ka soo jeeda deegaanada koonfur Galbeed Soomaaliya lakin ay u arkeen in warkaas loo soo yeeriyay.

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top