BREAKING NEWS

Maamulka Isbitaalka Jaziira oo kawarbixiyay dad ku Sumoobay Hilib kaluun oo la soo gaarsiiyay.{Dhagayso]

Faafaahino dheeraad ah ayaa ka soo baxeysa dad ku Sumoobay Hilib Kaluun oo ay Cuneyn oo la dhigay qaar ka mid ah Isbitaalada Magaalada muqdisho.

HALKAN KA DHAGAYSO

Isbitaalka Jaziira wuxuu ka mid yahay Isbitaalada la gaarsiiyay dadka ku Sumoobay Hilibka Kaluunka, Madaxa Caafimaadka Isbitaalka Jaziira ee Magaalada Muqdisho Dr.Cabdishakuur Maxamuud Axmed Aadan oo la hadlay Widh Widh Online ayaa xaqiijiyay in Isbitaalka Jaziira la soo gaarsiiyay Qoys ka mid ah dad ku sumoobay Hilibka Kaluunka oo ay Cuneyn, Qoyskaas oo ka koobnay 5 ruux.

Share this post

PinIt
    scroll to top