BREAKING NEWS

Beesha Hayaag Oo Warlaba Filaan ah shaacisay[VIDEO]

Waxaa Maanta Deegaanka Horufadhi shir jaraa id ku qabtay odayaasha iyo Cuqaasha beelweynta Hayaag kuwaaso Ka hadlay labo arrimood.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Odayaasha Hayaag Ayaa Sheegay in Aanay jirin Wax Heshiis ah oo dhexmaray Hagar iyo Hayaag sidoo kale waxaa ay sheegen odayaasha beesha Hayaag in aysan Suurto gal ahayn in Deegaanka Gocondhaale o labada Beelood isku hayaan In hagarna Loo daayo hayaagna laga Raro.

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top