BREAKING NEWS

Maxay kawada hadlayaan Itoobiya iyo Imaaraadku{VIDEO}

Raysal Wasaaraha xilka dalka Itoobiya Sii Haya Hailemariam Desalegn ayaa waxaa uu si heer sare ah xafiiskiisa ugu qaabilay wasiirka arimaha dibada dalka Imaraadka Carabta Sheikh Abdullah bin Zayed Al Nahyan oo dalkaasi ku jooga booqasho rasmi ah

HALKAN KA DAAWO VIDEO

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top