BREAKING NEWS

farmaajo“Cida aan Soomarin dowlada Soomaaliya Heshiis lama Gali karto Maamul Goboleed”

Madaxwynaha dowladda Fadaraalka Soomaaliya Mudane Maxamed C/laahi farmaajo oo maanta si toos ah u daah furay kalfadhigii 3-aad ee Baarlamaanka soomaaliya ka na jeediyay Qudbad dheer oo dhinacyo badan taabanaysa ayaa kahadlay arimo dhowr ah oo ah xalada dalka Soomaaliya uu ku sugan yahay .

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top