BREAKING NEWS

Dowladda Itoobiya oo sharuud adag Ku Xirtay Sii Deynta Qalbi Dhagax & DF Waxba Ka Qaban Karin (DHAGAYSO)

Afhayeenka Jabhada hubeysan ee ONLF Cabdulqaadir Xasan Hirmooge oo la hadlay warbaahinta VOA-da ayaa sheegay in wadahadaladii dhawaan ka dhacay dalka Kenya aan wax natiijo ah laga soo saarin marka laga reebo in waqtiyo kale la balamay.

Waxa uu sheegay in siideynta dowladda Itoobiya dhawaan Maxaabiistii faraha badneyd ay ku timid banaanbaxyo ka dhacay deegaanada Dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya iyo baaqyo kala duwan oo ka yimid Caalamka.

HALKAN KA DHAGAYSO

Share this post

PinIt
    scroll to top