BREAKING NEWS

Shaqsiyaad iyo Gaadiid Gacanta Lagu Dhigay iyo Taliska Ciidanka Qardho oo Ka Hadlay.{Dhagayso}

Taliska qaybta booliska gobolka Karkaar iyo kan saldhigga degmada Qardho ee xarunta gobolka Karkaar ayaa waxa uu ka warbixiyey howlgallo xoogan oo ka socda magaalada Qardho iyo gaadiid gacanta lagu dhigay.

HALKAN KA DHAGAYSO

Taliyaha saldhigga dhexe ee degmada Qardho Axmed Muuse Jaqanaf oo la hadlay warbaahinta ayaa waxa uu sheeegay in howlgalladii ugu dambeeyey ee kadhacay magaalada Qardho ay ku qabteen gaadiid badan oo bacda madaw ama beersoolka laga fiiqay, wuxuuna digniin u diray dadka shacabka ah.

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top