BREAKING NEWS

Xiisad Balad Xaawo Uu Dhaxeysa Dadka Deegaanka & Ciidamada Kenya oo ka Taagan (DHAGAYSO)

Xiisad u dhexeysay Shacabka deegaanka degmada Baladxaawo ee gobolka Gedo iyo Ciidanka dowladda Kenya oo ka dhalatay Burburin Kenya ay ka bilowday gudaha degmada Baladxaawo.

HALKAN KA DHAGAYSO

Wararka aan ka helnay dadka deegaanka ayaa xaqiijinaya in xiisaddu ay soo cusboonaatay Kadib markii labadii maalin ee lasoo dhaafay Ciidanka Kenya ay dib ugu soo noqdeen halkii markii hore muranku ka bilowday ayna burburin ku sameeynayaan guryo la dagganyahay taasi oo walaac iyo diidmo xooggan ay ka muujinayaan dadka degmada ku nool.

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top