BREAKING NEWS

Maamulka G/Gedo oo markii ugu horeysay ka hadlay isku dhacyada ka jira Beladxaawo.{Dhagayso}

Ciidamada amaanka ee maamulka Jubbaland ee ku sugan degmada Beladxaawo ee gobalka Gedo ayaa kala eryay Shacab ka hor tagayay dhismaha Ciidamada Kenya ay ka wadaan Xadduuda Soomaaliya iyo Kenya.

HALKAN KA DHAGAYSO

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top