BREAKING NEWS

DAAWO:-Muuse Biixi oo weerar Afka ah ku qaaday Madaxweyne Farmaajo iyo Dowladdiisa,muxuu ka yidhi Midnimadda Soomaliya?

Madaxweynaha Maamulka Somaliland Muuse Biixi ayaa maanta waxaa uu hor tagay Golaha wakiilada Somaliland,waxaana uu halkaas ka jeediyey Khudbadiisii Dastuuriga ahayd,Muuse Biixi waxaa uu ka hadlay arrimo badan oo ku saabsan halka uu u socdo Maamulka uu Madaxweynaha ka yahay ee Somaliland,midnimadda Soomaaliya,iyo weerar uu ku qaaday Madaxda Dowladda Soomaaliya oo uu sheegay in ay yihin kuwo ku mashquulsan Heshiiska Berbera iyo arrimaha Somalilnad waa sida uu u hadlaye.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top