BREAKING NEWS

Beesha Caalamka oo Ciidamo Caddaan Wata & Amisom Si Toos Ah Ulla Safta Jawaari (YAABKA ADDUUNKA)

Shirkii saaka ee xalane ka dhacay 5.30 ayaa waxaa lagu go’aamiyay in guud ahaan laga saaro meesha Madaxweyne Farmaajo iyo Khayre oo dalka doonaya inay nabad ku soo dabaalaan iyaga iska fogeeyay AMISOM iyo Reer Galbeedka.

Maanta waxaa fashil ku dhamaan doona iyo dagaal culus Xildhibaadana uu hogaaminyo Jawaari, waxayna tani si ugu hor imanaysaa in dalkan ay qabsadeen kuwa u shaqeeya Reer Galbeed iyo kuwa Soomalinimo Raba.

Waxaa lagu kala bixi doonaa in dalkan uusan dagaalka dhicin maalmaha soo socda inay gabi ahaaba la raro kuwo ku sugan xalane. Amisom waxii loo keenay ayay ahayd dalka lagu qabsado. Waana tan Maanta keentay in ayna la safato Gudoomiye Jawaari oo ah ninka lagu shaqaysan jiray 3 dowladdood ee dalka ka jiray.

Xiisada hada baarlamaanka ayaa u muuqta in Jawaari uu u dhaqmayo sidii mooriyaan oo kale, waana tan reer galbeeda ay doonayaan inay ku bur-buriyaan dalka Soomaliya oo dhan.

 

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top