BREAKING NEWS

AMISOM Oo Cadeysay Mowqifkeeda Khilaafka & Raali Galinka Ka Bixisay Sarkaalkii TV soo Galay (DAAWO VIDEO)

Wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya ahna Madaxa AMISOM Amb. Francisco Madeira ayaa War ka soo saaray xaalada siyaasadeed ee dalka ka taagan ee khilaafka Golaha Shacabka Federaalka Soomaaliya.

Shir Jaraa’id uu ku qabtay Xarunta Xalane ee Magalada Muqdisho ayaa waxa uu sheegay in Arbacadii hore in xaalada Siyaasadeed ee dalka ay gaartay meeshii ugu xumeyd taas oo keentay in ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM ay faragelin sameeyeen si xaaladii taagneyd loo qaboojiyo.

HOOSE KA DAAWO VIDEO

Share this post

PinIt
    scroll to top