DHAGAYSO:-Maamulka Somaliland oo ka qayliyey war laga faafiyey iyo Ruushka oo Saldhig Ka sameysanaya…

Wasiirka Arrimaha Debeda Maamulka Somaliland Sacad Cali Shire ayaa Beeniyey Wararka Sheegay in Maamulka Somaliland Saldhig Milatari uu Magaalada Saylac ka Siinayo Dawlada Ruushka.

inkasta oo aan Aduunku Aqoonsanayn Maamulka Somaliland Hadana Maalmihii lasoo Dhaafay Waxaa Soo Baxayay Warar Sheegaya in Dawlada Ruushku ay Somaliland Waydiisatay Saldhig Milatari.

HALKAN KA DHAGAYSO

    scroll to top