BREAKING NEWS

Xog Laga Helayo Lacagta Imaaraadka Ee Lagu Qabtay Muqdisho Oo La Ogaaday (Xog Culus)

Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa waxay shalay Muqdisho kasoo dejisay Lacag ku dhow Toban Milyan oo doolar, hase ahaatee gacanta waxaa ku dhigtay dowladda federaalka Soomaaliya.

Xog ay heshay WidhWidh Online ayaa lagu ogaaday halka rasmiga ah ee lacagtaan ku wajahneyd.

Lacagtaan ayaa waxaa loo waday Al-shabaab, waxayna ahayd mid la doonayey in lagu maalgeliyo ururukaan oo awood badan loo yeelo.

Alshabaab ayaa lacagtaan la rabay iney ku qortaan Maleeshiyaad badan, sidoo kalena ay hub badan ku iibsadaan si ay u qalqal geliyaan dowladda Federaalka Soomaaliya.

Lacagtaan ayaa marki ay timaado Muqdisho waxaa lagu cabeyn rabay akoonno Al-shabaab shaqsiyaad la shaqeeya ay ku leeyihiin Bankiyada dalka, balse lacagta waa la hayaa hadda.

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top