BREAKING NEWS

DHAGAYSO:-Wasiiro iyo Saraakiil ka tirsan Maamulka Puntland oo gaadhay Qandalla,Maxaa cusub?

Degmada Qandala ee gobolka Bari oo kutaal xeebaha Bari ee Puntland ayaa waxaa Maamulka Puntland ay ka bilaabaysaa mashaariic horumarineed tan iyo markii halkaasi laga saaray dagaalyahano katirsan kooxda Daacish.

Waxaa degmada Qandala gaarey wafti ballaaran oo uu hogaaminayo wasiirka wasaaradda qorshaynta ee Puntland Shire Xaaji Faarax, wasiiro, saraakiil ciidan iyo xildhibaano katirsan barlamaanka Puntland.

HALKAN KA DHAGAYSO

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top