BREAKING NEWS

Laascaanood: Maxkamad gabadh 14 jir ah ka furtay nin xoog loogu guuriyay{Dhagayso}

Maxkamada degmada Laascaanood ee gobolka Sool ayaa ku guuleystay inay gabadh 14 jir ah ka furta nin lagu qasbay guurkiisa. Gabadha ayaa dacwad ka geysay maxkamada aabeheed iyo ninka loo guuriyay dhammaadkii bishii hore. Maxkamada ayaa toddobaadkii hore go’aamisay in gabadha la furo maadaama aysan qaangaarin islamarkaasna aysan raali ka aheyn guurka

HALKAN KA DHAGAYSO

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top