BREAKING NEWS

Puntland Oo Qabsatay Yubbe{Dhagayso}

Ciidamo maamulka Puntland ayaa soo gaadhay Magaalada Yube Ee Duleedka Ceerigaabo. oo maalmo ka hor socdaal tuugo ah ay ku yimaaden maleeshiyada jabhada snm.

HALKAN KA DHAGAYSO

Waxay wararku intaasi ku sii darayaan In ciidamada Maamulka SNM iyo kuwa Puntland ay si toos ah isugu muuqdaan Waxaana laga cabsi qaba in dagaal ka qarxi karo xili kasta deegaankaasi,

Xaaladda gobolka sanaag iyo deeganada yubbe ayaa jawigoodu bedelan yahay maanta

Ciidamada maamulka SNM ayaa iyagu ku sugan meel an saas uga fogen ciidanka puntland hada ku sugan yube.

Qorshaha Ciidanka puntland Ku yimaaden Yube ayaa yimid kadib markii uu xalay soo gaadhay ceerigaabo taliyaha maleeshiyada SNm Nuux Taani Kaaso qorshihiisu ahaa in uu isku sawiro deegaanka yube,balse umaysan suuro galin oo waxaa beeniyay qorshhaasi ciidanka puntland,

Share this post

PinIt
    scroll to top