VIDEO Kalaay oo Muqdisho looga reebay diyaarad uu raac lahaa

Axmed Maxamed Cali waa Muwaadin Somali Sweden ah oo Muqdisho looga reebay diyaarad uu raac lahaa ayaa dowlada ka dalbaday in basporkiisa dib loo celiyo masuuliyiinta sar sare ee Dowladana ugu baaqay in dhibaatada taal garoonka Diyaaradaha Adan Cade ay wax ka qabato

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Share this post

PinIt
    scroll to top