BREAKING NEWS

RW Kheyre oo xaqiijiyay Geerida Wasiir kuxigeen katirsanaa Xukuumadiisa kana tacsiyadeeyay{VIDEO}

War Saxaafadeed goordhaw kasoo baxay Xafiiska Ra’isul Wasaaraha Xukuumada Soomaaliya ayaa lagu xaqiijiyay in Wasiir kuxigeenkii Wasaarada Shaqada iyo Shaqaalaha Soomaaliya Xildhibaan Saqar  Ibraahim Cabdalla ku geeriyooday Weerarkii Muqdisho.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top