BREAKING NEWS

Ciidamada Khaatumo Weerar Ku Qaaday Somaliland.

Ciidamada Badbaado Khaatumo Ee U Hogaamiyo Kornayl Faysal Falaalug ayaa xalay weerar kusoo qaaday fadhiisimada maleeshiyada maamulka somaliland ee aaga tukaraq…

Dagaalka oo mudo socday ayaa khasaare gaystay labada dhinacba iyadoona hub culus laga maqlayay aagaas….

Dadka Deganka ayaa Sheegay inay Goobtaasi Cabsi Xogan Ka Qaban In dagal Dib Uga Qarxo

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top