BREAKING NEWS

Jaaliyadda G. Minnesota Oo Garab istaagay Qoyskii Dhibku gaadhay Ee Dabaqa ka soo dhacay

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalkaasi ayaa garab istaagay, Waxayna sidoo kale ka hadleen Warar been abuur ah oo laga sameeyay Qoyskaasi.

Fartuun Weli oo ah madaxda isku Roon ayaa ka hadashay Murugada IYO dhibka dhacay, Waxayna ka Warbixisay xaalada Guud ee Qoyskan, Waxayna xustay inaysan jirin wararka sheegay in laga Qaatay Hooyadda Caruurtii ama la xidhay.

Qaybaha kala duwan ee Jaaliyadda Soomaaliyeed ayaa sidoo kale u duceeyay Qoyskan, waxayna xuseen inaan la baajin karin wixii Qoran.

Halkan ka Daawo

Share this post

PinIt
    scroll to top