Sarakiisha Ciidanka Buuhoodle Maxay Ka dhehen shirkii Looga Dhawaaqay Buuhoodle{Video}

Saraakiisha ciidanka Gobolka Cayn oo Shir Jaraa id ku qabtay magaalada Buuhoodle Caasimada Gobolka Cayn ayaa ka digay Shir Dhawaan koox Laga soo ababulay Hargaysa ay kaga dhawaaqen Buuhoodle.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Shirkaasi oo loogu Magac daray beelaha Garxajis arab iyo harti ayaa saraakiisha buuhoodle Ka digen In Lagu qabto buuhoodle ama lala yimaado Buuhoodle.

Sidoo kale Masuuliyiinta Gobolka ayaa shaaciyay In Gobolka looga dhawaaqay Guddi 18 may u Diyaarsan maalinta Nadaafada Gobolada SSC.

    scroll to top