Dawladda Somalia Lama Arag Ku Dhigtay Jubland iyo Galmudug maxa dhacay Daawo Muqaalka

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo furay shirka Iskaashiga Cusub ee maamulada Puntland, Koonfur Galbeed iyo Hirshabeelle

HALKAN KA DAAWO VIDEO

“Runtii waxaa sharaf wayn noo ah inaan halkan ku qabsano shirkan iskaashiga ah ee sadex geesoodka ah oo runtii qayb ka ah geedi socodka dib u dhiska Soomaaliya iyo sidii Soomaaliya u noqon lahayd dowlad Federaal ah oo awood leh” Ayuu yiri Madaxweynaha Puntland.

Si Kastaba Ha Ahaate Shirkan ay isku bahaysten sedexda maamul Hirshabeelle Puntland iyo Koonfur Galbeed ayaa ah mid Yimid Xili Labada maamul Ee Jubaland iyo Galmudug Ku Gacan seydhen Shirkii Garoowe,

Share this post

PinIt
    scroll to top