BREAKING NEWS

Maamulka Somaliland Oo Saaka cabsi Galiyay Reer Borama{Video}

Ciidamada maamulka somaliland ayaa saaka dhoolatus iyo Gaardis ku soo bandhigay magaalada Borama Xarunta Gobolka Awdal.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Gaardiskan iyo dhoolatuskan ayaa ujeedkiiisu ahaa in Shacabka Borama Lagu Cabsi galiyo si aysan Wax Diidmo ah ugala hor imaan Maalinta 18 May Ee Maamulka SNM U yaqaan Maalintay soomaali inteeda kale Ka Goosten Halka gobolada SSC-na looga yaqaan Maalinta Nadaafada

Share this post

PinIt
    scroll to top