BREAKING NEWS

Somaliland Oo Laascaanood U Baneesay Shacabka Bari iyo Halka Uu Ka dhacaayo Dabaaldagu,

Magaalada laascaanood ayaa haadan waxaa guud ahaanba isaga Baxay gudeheeha Horgalada Maamulka Isaaq U shaqeeya iyo Dhamaan Xubnaha kale Maamulka SNM Aaminsan Ee Ushaqeeya.

Maalinta Bari ah Waxaa Magaalada laascaanood ay galaysa jawi ka duwan Kii hore iyadoo shacabku isku diyaarinaayo Qashin Gurka Halka SNM Iyo Horgalada ushaqeeyana isku Diyaarinayaan Dabaaldag.

Hadaba Horgalada Laascaanood ku sugan ayay u suroobi weyday inay Gudaha magaalada ku qabtanDabaaldaga 18 May waxayna Ula Baxen Dhanka Bari magaalada laascaanood Gaar ahaan Goob aad magaalada uga Fog oo Lagu magacaabo Aqalka Gobolka Oo Aad uga shisheysa Hotelka Hamdi.

Talaabadan ay Magaalada kagala Bexen Dabaaldaga 18 May Horgaladu ayaa muujinasa in aysan Wax Gacan ah ku hayn laascaanood islamarkaana awooda shacabku ay Hafisay.

Share this post

PinIt
    scroll to top