BREAKING NEWS

Faysal Oo Weraray Cabdiraxmaan ciro{Video}

Waxaa magaalada Nairobi ku suagn Wefti isku dhafan oo Ka socda Xisbiyada Ucid iyo kulmiye kuwaaso Xubnaha Beesha caalamka Ee ka caawiya maamulka Hargaysa Doorashada Ku Tashkiilinaya in Doorasho loo dhan yahay Ka dhacayso deegaankaasi halka Cabdiraxmaan ciro oo ka horeeyay uu Beesha caalamka u sheegay in Aysan wax Qarash ah ku Bixin Dorasho aan Loo Dhamayn.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top