BREAKING NEWS

Madarsada Alhidaaya Ee Xifdinta quraanka kariimkaa Ee Dagmada Widhwidh ayaa qabatay xaflada lagu soo xidhayay Madarasada.{Daawo Video}

Madarasadan ayaa waxa loogu dhigaa ardayada da’ doodu udhaxayso 10 ilaaa 5 san

Culuumta madarasadan lagu bixiyo ayaa ah xifdinta quraanka kariimka ah iyo Culuumta kale ee shareecada islaamka

Madarasadan ayaa waxaa gacanta ku haysa hablo aad u da’ yare fakarkana iska lahaa yadoo dhaman shacabak Reer Widhwidh ay si dhaba uga faa idaysteen sand kasta ,waxaa sand kasta kabax arday barata quraanka kariimaka ah iyo culumta shareecada diinta islaaamka .

HALKAN KA DAAWO

Share this post

PinIt
    scroll to top