BREAKING NEWS

Maxaa ka cusba Xaalada Dagmada Widhwidh Maanta.{Akhriso]

Waxaa Dagmada Widhwidh maanta laga dareemay udiyaar garawga qaabilada Ergooyin dhulbahante oo kusoo wajahan saacadahan soo socda Dagmada Widhwidh ergooyinkan ayaa ka kala imanaya Gobalada Ssc ;

Ergooyinkan ayaa doonaya inay ka nabadeyan beesha guuleda garada oo 20 kii bishan aynu kujirno ay ka dhex dhaceen dilal ay ku dhinteen laba nin iyo hal dhaawac yadoo ragii falka dilalka gaystay gacanata lagu soo dhigay hadana ay ku xidhan yihiin Dagmada Widhwidh ,

Waxa iska soo daba dhacay Odayaasha iyo waxa garadka Guleed Garaad oo ka kala imanaya gobalada sonmaliya ayagoo doonay inay ka qayb galan nabadaynta beelaha waxa kala gaaadhen ee Guuleda garada[ Barkada ]

Cuqasha cuylimada dhalin yarada aqoon yahanka haweenka Dagmada Widhwidh iyo waxa garadka beesha Guuleda garada ayaa dhamaan qaban qabinaya qaabilada ergoyinka dhulbahante ee shirarka kasoo qayb galaya

Dhaqdhaqa wayne iyo isbadal balaadhan ayaa ka daremaysa maanta magalada yadoo ay indhahgu qabanayaa dadka oo koox koox uwada socda dadkuna qayba hawl diyarinayso qaar diyarinayo soo dhawynta ergoyinka Guriga shirku ka dhacayo meelaha dadku ku daganayaan imanay nabadaynta shirka .

Ugu danbayn shirka yaa horaantisu furmaysaa maanta oo ay tahay 25\5\2019 Maalin sabti ah wixii dib kasoo kordha waxaada kala socon doonta

SHABAKADA CAALAMIGA EE WIDHWIDH ONLINE

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top