BREAKING NEWS

Miinooyinkii Ciidamada Muuse Biixii iyo Puntland ku Aaseen TUKARAQ Oo ku Qarxaan Shacabka. {Daawo Video}

“Cisbitaalka magaalada waxaa lasoo gaadh siiyey Afar Caruur ah oo BOMBO dhulka lagu aasay ay ku Qaraxday iyagoo la jooga Xoolahooda, Caruurta ayaa qaar kamid ah dhaawacoodu uu culus yahay,

waxaanu Rajaynaynaa in wax laga qabto” Ayuu yidhi mid kamid ah Howlwadeenada Caafimaadka.

Ciidamada Puntland iyo Somaliland oo horay dagaalo ugu dhexmareen deegaanka ayaa la sheegay inay Hal

kaasi ku Aaseen Miinooyinka Dhulka lagu aaso, kuwaasi oo hada bilaabay inay khasaare u gaystaan dadkii deegaank

HALKAN KA DAAWO

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top