BREAKING NEWS

Madaxweyne Deni Oo Magacabay Taliye Cusub Booliska Puntland Ee Gobolka Mudug.{Akhriso]

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Xeer Madaxweyne, Lr. 28 May 25, 2019, ku magacaabay Taliyaha cusub Qeybta Booliiska Gobolka Mudug ee maamulka Puntland

Madaxweynaha Dawladda Puntland

Mar Markuu arkay: Dastuurka Dawladda Puntland

Markuu arkay: Aqoontiisa yo khibraddiisa shaqo.

Wuxuu xeeriyey:
1.Waxaa G/Sare Jaamac Maxamed Axmed loo magacaabay Taliyaha Qeybta Booliiska ee Gobolka Mudug .

2. Xeerkani waxaa uu dhaqan-gelayaa markuu Madaxweynuhu saxiixo, wuuna saxiixay Madaxweynuhu

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top