Prof. Samatar Oo ku faanay tabliiqa siyaasadeeda Ee ay Xukuumadda ka sastay.[Akhriso]

 Prof. Axmed Ismaaciil Samatar ayaa ka hadlay dad siyaabo kala duwan uga fal-celiyay barnaamijkii Tabliiqa Siyaasadda ee ay isaga iyo Cali Khaliif ku qabteen magaalooyinka waaweyn ee Somaliland.

Prof Samatar ayaa waxa uu sheegay in Somaliland la wada leeyahay ay is weydiin karaan oo qudha dadka kalsoonideedii leh, isagoona ka dhawaajiyey in uu arkayo bulshada reer Somaliland oo soo bislaanaysa.

Samatar ayaa sidoo kale waxa uu sheegay inuu barnaamijka ay wadeen isaga iyo Galeyr uu yahay mid lagu faano, oo aanu aheyn wax laga baqo ama’se laga caroodo.

Prof. Axmed Ismaacil Samatar, ayaa waxa uu arrimahaasi kaga hadlay wareysi gaar ah oo uu siiyey telefishanka HCTV, wuxuuna yiri

    Leave a Reply

    Your email address will not be published. Required fields are marked *

    scroll to top