Deg Deg:Gudoomoyihii gobolka Badhan ee Somaliland Oo IScasilay

Gudoomoyihii gobolka Badhan ee Somaliland Cali Xuseen Maxamed ayaa iska casiley xilkaasi.

Gudoomiyaha oo aan la hadlay ayaa ii xaqiijiyry iscasilaaddiisa,wuxuuna sababta iigu sheegey in la yidhi dagaalan.

Wuxuu intaas ku daray in ay isku talo yihiin Taliyaashii ciidamada ee iyana iscasiley.

    Leave a Reply

    Your email address will not be published. Required fields are marked *

    scroll to top