BREAKING NEWS

Maamul Goboleed Shaaciyay in uu hakiyay Wada shaqeyntii dowlada Federaalka

Maamul goboleedka Galmudug ayaa shaaciyay in uu joojiyay wada shaqeyntii kala dhaxeesay dowlada federaalka Soomaaliya, kadib markii maamulka ku eedeeyay dowlada faragalin.

War Saxaafadeedka kasoo baxay maamulka Galmudug ayaa lagu eedeeyay dowlada federaalka, waxaana maamulka sheegay in dowlada federaalka qaadi doonto masuuliyada waxii khalalaase ah ee ka dhaca deegaanada Galmudug.

Share this post

PinIt
    scroll to top