BREAKING NEWS

Yaabka Ku Duugan Kaniisad Hargaysa Laga Dhisaayo{Daawo}

Magaalada Hargaysa ee Xarunta maamulka SNm ayaa waxaa hada ka socda Dhismaha kaniisad weyn,

Kiniisadani Waxaa Dhiskeedu Ka Socdaa Magaalada Hargiasa Gaar ahaan Xaafada Jigjiga yar waxaana ka Dul Taagan Calankii maamulka snm, Oo Uu Ku Qoran yahay Tawxiidkii,

Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Hargaisa Maalin Qudha kama uu Hadal,

Kaniisadan kaliya maahe waxaa Xauuus mudan inuu hargaysa ka dhisan yahay Iskuulka Abaarso Waxaana La Xaqiijiyay In Dhaqano Aan Islaanimada Iyo Somalinimada Ku wanaagsanay ardayda Lagu Baro

Wasiirka Diinta Iyo Awqaaftu Maalin kaliya kama uusan Hadal

Waxaynu Ognahay In Uu Hargaysa yimi Khaniiskii Ugu Caansanaa Aduunka, Wariye Underson-Coper Isla markaana ah Shakhsi U Ololeeyay Bah waynta Qawmu luud,nin u Tagay Nin iyo Naag Naag u Tagtay

Share this post

PinIt
    scroll to top