Isimada SSC oo War Culus Ku Dhawaaqay,

Qaar kamid ah Isimada SSC oo Kulan Balaadhan ku yeeshay Duleedka magaalada laascaanood Gaar ahaan deegaanka Hadhwanaag ayaa ka hadlay Arrimo badan,

Sideed kamid ah Isimada SSC ayaa Si cad usheegay in Wadahadalka Dawlada Fadaraalku ay la furta maamulka somaliland iyagoo haysta dhulka ssc uu yahay mid sharci daro ah.

Sidoo kale Isimada ayaa Baaq adag u diray dawlada fadaraalka soomaaliya in aysan Dhulka SSC Ku Gorgortami karin maamulka gooni goosadka ah,

Goordhow naga filo Muqaalka shirkaasi oo faahfaahsan

Share this post

PinIt

    Leave a Reply

    Your email address will not be published. Required fields are marked *

    scroll to top