BREAKING NEWS

-Dalxa“Shaabab Waxa ay Ka Faaideystaan Kala Qeybsanaanta Shacabka(DHAGAYSO)

Weerarada Al shabaab ee ka dhanka ah hoteel-da ay dagan yihiin siyaasiyiinta iyo xubnaha ka tirsan dowladda Somalia oo caan ka ahaa magaalada Muqdisho ayaa hadda markii ugu horeysay waxa ay ka dhaceen magaalada Kismaayo.

Weerarkan oo dhaliyey khasaare kala duwan oo isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayuu maamulka Jubaland sheegay inuu soo afjaray dhowr iyo toban saacadood kadib islamarkaana ay nolosha ku qabteen tiro kamid ah dagaalyahanadii weerarka soo qaaday.

Share this post

PinIt
    scroll to top