BREAKING NEWS

Dagaal Ka Socda Ceerigaabo

CEERIGAABO:- Wararka Ka Imaana magaalada Ceerigaabo Ee Gobolka Sanaag, ayaa Sheegaya Dagaal Culus oo u Dhaxeeyaa Jabhada Caare Iyo Ciidamada Somaliland in Uu Ka Socodo wadada Tabca Ee Buuraha Gobolka Sanaag.

Dagaalka oo Bilowdey goor dhawayd Ayaan Wali La Xaqiiijin Khasaaraha dhabta Ah Ee Uu Gaystey, Dagaalkan Culus ee Dhexmaray Ciidamada somaliland iyo Jabhada Caare Ayaa Bilowdey kadib markii Jabhada Caare Ay Kasoo Guureen fadhiisimahodii hore

Dagaalkan saaka ka qarxay ceerigaabo ayaa kusoo aadaya xili maalmahan waanwaan laga dhexwaday Taliska muuse biixi iyo Jabhada caare

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top