BREAKING NEWS

Deg Deg::Ciidamada Somaliland Oo Shacab Ku Laayay TUKARAQ

Warka aan Ka Helayno Deeganka Tukaraq Ee g.sool ayaa Sheegaya In Iska Horimaad Dhex Maray Maleeshiyada Somalilnd Ee ku Sugan Tukaraq Iyo Shacabka magalada Tukaraq

Mid Ka Mida Dadka Deegaanka aan La Xidhidhay ayaa noo sheegay In Maleeshiyada Somalilnd ee ku Sugan Deegaankaasi ay Dad Shacaba Kusoo Qab Qabteen Gudaha Tukaraq Shacabka Deegaanka ayaa Arintaasi Ka Xumaday Iyadoona shacabka Tukaraq iyo maleeshiyada Somaliland u dhexmaray Iska hor imaad sababay dhaawac dhawr qof,

Waxaa Dhawacyo Soo Gadheen Qaar Kamida Dadka Deegaanka Iyadoona Ay Jiraan Babuur Ay maleeshiyauada somaliland Xabad La Dhaceen Waa Sida Uu Isheegay Goob Joogaha Ku sugan Deganakasi

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top