BREAKING NEWS

Liiska Xildhibaanada cusub ee Baarlamanka Jubbaland oo caawa la shaaciyey

Guddiga madaxa bannaan ee xudduudaha iyo doorashooyinka Jubbaland ayaa caawa ku dhawaaqay liiska magacyada xubnaha barlaamanka labaad ee Dowlad Goboleedka Jubbaland.

Liiska oo ka kooban 73 xildhibaan ayaa guddigu waxay sheegeen in lagu soo xulay nidaamka 4.5 ee ay wax ku qeybsadaan beelaha Soomaalida.

Share this post

PinIt

    Leave a Reply

    Your email address will not be published. Required fields are marked *

    scroll to top