BREAKING NEWS

Dhibta laascaanood Somaliland Ku Hayso {Daawo}

Maleeshiyada Maamulka Isaaq ee ku sugan magaalada laascaanood ayaa laga soo duubay muqaal naxdin xambaarsan xili ay duminaayen Meherado ganacsi oo kuyaala gudaha laascaanood.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top