BREAKING NEWS

Weerar Ka dhacay Laascaanood

Magaalada laascaanood caasimada Gobolada SSC ayaa Caawa Dablay Hubaysan waxaa Ay Ku Toogasho la beegsaden Labo kamid ah Dadka deegaanka.

Agagaarka Xarunta Booliska maamulka Somaliland ayaa hada lagu toogtay Labo,.

Labada Nin ee La toogtay ayaa mid dhintay halka midna Dhaawac yahay

Labada qof Ee Dablaydu Midna Dishay Midna Dhaawacday ayaa U dhashay Gobolka Sool gaar ahaan Dhulbahante Siiba Beesha Barkad,

Dhanka kale isla caawa waxa magaalada laascaanood ku dhintay Hal Qof oo shacab ah kaas oo ay dishay Koronto xili roob ka da’aayay magaalada.

Tirada Guud Ee caawa Dadka Siyaabaha kala duwan ugu Dhintay ayaa ah Labo iyo Mid Dhaawac ah

Wixii War ah ee soo Kordha kala socoo WIDH WIDH ONLINE

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top