BREAKING NEWS

Dowlada Kenya Ayaa Bilowday Inay Al-shabaab u Adeegsato Burburka Dowlada Farmaajo

Wararka soo gaadhay warbaahinta widhwidh online ayaa sheegay in guud ahaaba dowlada kenya ay bilowday gantaalkii ugu danbeeyay ay doonaysay inay ku fashilso dowlada uu hogaamiyo Maxadweyne farmaajo oo diidan inuu gorgortan kala galo bada Somaliya ee ay ku soo xadgudbeen.

marka aad eegto qaraxdyada iyo weerarada ay bilaabeen ayaa waxay si toos ah u adeegsanayaa madaxweyneyaal hore iyo saraakiil sare oo hore looga caydhiyay.

Guud ahaa dagaalkan ku bilowday dowlada ayaa waxay u muuqan doontaa mid la doonayo in lagu jabiyo dowlada hada xoogaysanaysa, waxaan muuqda in dowlada imaaraadka iyo Kenyaba ay iska kaashanayaa inay bur-buriyaan guud ahaa dowlada farmaajo.

Isku soo wada doobow waxaa muuqta in dowlada Somaliya ogtahay in fashilan ay wadaan dowlada badan oo ka soo horjeeda horumarka dalkan Somaliya.

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt

    Leave a Reply

    Your email address will not be published.

    scroll to top