BREAKING NEWS

Xaaf oo Somaliland Ka Codsay Inay Timaado Shirka Muqdisho{Video}

Iyadoo maalintii Labaad uu galay shir uga socda maagaalada muqdisho, Dawlada Fadraalka soomaaliya, Beesha caalamka iyo sadexda maamul ee Galmudug,Hirshabeele,Koonfur Galbeed ayaa madaxweynaha Galmuudg, Axmed Ducaale Geele Xaaf, waxaa u madashaasi ka yaboohiyay maamulka somaliland, oo kamid ah maamulada ka maqan shirkaasi.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top