BREAKING NEWS

Guddoomiye Mursal oo u yeeray xildhibaanada xilli BF uu noqday mid aan shaqeyn(Video)

Guddoonka golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa shaaciyey watqiga uu sida rasmiga ah u furmi doono Kalfadhiga Lixaad ee golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Guddoomiye Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa sheegay in kulankan uu furmi doono 9-ka bishan October ee 2019.

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt

    2 Replies to “Guddoomiye Mursal oo u yeeray xildhibaanada xilli BF uu noqday mid aan shaqeyn(Video)”

    1. Donde Pedir Un Credito Rapido Como Pedir Un Prestamo Rapido De Credito https://prestamosonline.space/west-sacramento-ca/ Dinero Ya Online Prestamo Urgente Movil Creditos Online Urgentes

    Comments are closed.

    scroll to top