BREAKING NEWS

Wasiirka Amniga Jubbaland iyo Sargaal Ciidan oo maanta Maxkamad lasoo taagay{Video}

Waxaa maanta Maxkamada gobolka Banaadir lasoo taagay Wasiirkii Amniga Maamulka Jubbaland Cabdirashiid Xasan Nuur (Janan), oo maalmihii lasoo dhaafay ku xirnaa xabsi kuyaala magaalada Muqdisho.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt

    Leave a Reply

    Your email address will not be published.

    scroll to top