BREAKING NEWS

DEG DEG: Wararkii ugu dambeeyey Xarunta Xalane oo madaafiic lagu weeraray

War dheeri ah ayaa kasoo baxaya madaafiic dhowr ah oo goordhow lagu weeraray xarunta Xalane ee Muqdisho ay ka degan yihiin ururada iyo hay’adaha shisheeye.

Warar hordhac ah ayaa sheegaya in lix madfac oo hoobiyeyaal ah ay ku dhaceen xarunta Xalane, oo ah halka ay degan yihiin Amisom iyo QM, sida ay sheegeen dadka deegaanka.

Wararka aan ka helnay ilo-wareedyo amni oo ku sugan gudaha xarunta Xalane, ayaa sheegaya inuu jiro khasaare ka dhashay weerarkan inkasta oo aysan caddeyn heerka uu gaarsiisan yahay.

Wararka ayaa intaas ku daraya in shaqaalaha ka shaqeeya xerada Xalane lagu amray inay galaan goobaha gabbaadka ah, si ay uga bad-baadaan madaafiicdan.

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt

    4 Replies to “DEG DEG: Wararkii ugu dambeeyey Xarunta Xalane oo madaafiic lagu weeraray”

    1. Solicitar Credito Rapido Online Prestamos A Comercios Pago Por Dia https://prestamosonline.space/colorado-springs-co/ Agencias De Prestamos De Dinero Creditos Y Prestamos Personales

    2. Tremendous issues herе. I am very satisfied to per
      your article. Ꭲhank you so much and I am lߋoking forward tо touch yߋu.

      Will y᧐u kindly drop me a e-mail?

    3. bookmarked!!, I really ⅼike yoսr website!

    4. Hey tһere! I know this is kinda օff topic hօwever , І’d fiugured I’dask.
      Wоuld you be intereѕted in trading ⅼinks ߋr mayЬe guest authoring ɑ blog post ᧐r vice-versa?
      My website addresses ɑ lot of tһe same topics as yours and Ι feel we coᥙld
      ցreatly benefit fгom each otһеr. If yߋu һappen tօ be interested feel free tⲟ send me an е-mail.
      I lo᧐k forward tⲟ hearijng fгom yoս! Excellent blpog
      Ƅy tһe wɑʏ!

    Comments are closed.

    scroll to top