BREAKING NEWS

Xisbiyadda Siyaasadda Somalia Oo Siwayn Udhaliilay Kenya iyo Go’aano Xasaasi ah. {Akhriso}

Xisbiyadda ayaa sidoo kale Dawladda Soomaaliya ugu baaqay inay Jawaab ka bixiso Faragelinta ay kenya ku hayso Soomaaliya, Xili dhowaan ay sameeyeen Amar Jebin Xubno kamid ah Baarlamaanka Kenya oo tagay Kismaayo.

Cabdilaahi Sheekh Xasan oo kamid ahaa masuuliyiinta Madasha ka hadlay ayaa xusay in Hadii cid aan UUNSAN Jirin ay uunstay ay tahay Kenya, oo aan aqoonba uunsiga, Wuxuuna soo jeediyey in Ciidankooda laga saaro Kismaayo

Dhinaca kale Xisbiyaddu waxay sheegeen in Kulankii Kismaayo ka dhacay uu yahay Mid aan u adeegayn Arimaha Soomaaliya, Islamarkaana ay Baasiin ku shubeen Dab baxaya.

HALKAN KA DAAWO

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt

    One Reply to “Xisbiyadda Siyaasadda Somalia Oo Siwayn Udhaliilay Kenya iyo Go’aano Xasaasi ah. {Akhriso}”

    1. Mini Prestamos Rapidos Online Creditos Rapidos Y Seguros https://prestamosonline.space/fort-mill-sc/ Pedir Credito Personal Credito Casa Prestamos En Cuotas Online

    Comments are closed.

    scroll to top