BREAKING NEWS

Shariif Sakiin Ka Hadlay Damaciisa Doorasho 2021{Video}

Madaxweynihii hore ee maamulka koonfur galbeed Shariif Xasan Sheikh Aadan, ayaa sheegay inuu rajeynayo in uu iskusoo sharaxo madaxweynaha Soomaaliya marka la gaaro doorashada soo socota ee 2021.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Shariif Sheikh Aadan, oo haatan ah siyaasi madax bananan tan iyo markuu xilka ka dagay, ayaa wareysi uu siiyay Jubbaland Tv, wuxuu ku sheegay in dalka aysan xilligaan ka dhici karin doorasho dadweyne.

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt

    2 Replies to “Shariif Sakiin Ka Hadlay Damaciisa Doorasho 2021{Video}”

    1. Cual Es El Mejor Banco Para Prestamos Personales Financieras Prestamos Solicitar Credito Personal Online https://prestamosonline.space/norton-shores-mi/ Prestamos Grandes Y Rapidos El Mejor Credito Personal Creditos Y Prestamos Personales

    Comments are closed.

    scroll to top