BREAKING NEWS

Kumanaan qof Oo barakacay gobolka HIIRAA. {Akhriso}

Warbaahinta WidhwidhOnline

Dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa war culus ka soo saartay barakac ka bilowday gobolka Hiiraan iyo Fatahaada wabiga Shabelle.

War qoraal oo ku qornaa Luqadda Engilish-ka oo ka soo baxay wasaaradda Gagaarka, Maareynta iyo Musiibooyinka ayaa lagu sheegay in dad badan oo gaaraya 12,000 qof ay si iskood uga soo barakaceen gobolka Hiiraan cabsi ay ka qabaan Fatahaada Wabiga Shabelle.

Sidoo kale wasaaradda ayaa sheegtay inay ka walaacsan tahay saameyn xoogan oo ka dhalan karta Fatahaada wabiyada Shabelle iyo Jubba.

Ugu dambeyn wasaarada Gragaarka ayaa ugu baaqday hay’adaha Samafalka inay si deg deg ah uga jawaabaan dhibaatooyinka ka jira gobolka Hiiraan ee bartamaha Soomaaliya.Valueimpression Placeholder

Halkan hoose ka aqriso

Warbaahinta WidhwidhOnline

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt

    67 Replies to “Kumanaan qof Oo barakacay gobolka HIIRAA. {Akhriso}”

    1. I quite like looking through an article that can make men and women think.

      Also, thanks for allowing me to comment!

    2. This site was… how do I say it? Relevant!! Finally I have found
      something which helped me. Thanks!

    3. Petra says:

      Wkwkwk gak onok notif gawe live seh. Ono e gawe story sm post tok.

    Comments are closed.

    scroll to top